DAAWO;-Siyaasi Reer Awdal Ah Oo Soo Dhaweeyay In Doorashada La Qabto. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Siyaasi Reer Awdal Ah Oo Soo Dhaweeyay In Doorashada La Qabto.
July 24, 2020 - Written by Editor:

BOORAMA(W,N)-Siyaasi kamid ah qurba joog reer awdal ayaa soo dhaweeyay in doorashada golayaasha wakiilada iyo deegaanka laqabto kuraastana laga kiciyo xildhibaanadu kuraasta ku fadhiyay 15

Sidoo kale siyaasigan ayaa ka hadlay tabashada reer awdal ee arimaha saami qaybsiga

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS