|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Siyaasi Cali Guray Oo Ka Jawaabay Sababta Xil Ugu Dhiibi Wayeen Xukuumadaha Soo Maray Somaliland Iyo Arimo Kale Oo Xasaasiyay.
July 20, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W.N)-Warayso dhinacyo badan taabanaya oo lalayeeshay siyaasi cali maxamed yuusuf “cali guray” ayaa wax lagaga waydiiyay heshiishkii xisbiyada iyo xukuumada ee qabsoomida doorashada,arinta saami qaybsiga iyo xaalada guud ee dalka Sidoo kale siyaasi cali guray ayaa ka wajaabay sobobta ay xil ugu dhiibi waayeen xukuumadihii kale danbeeyay ee soomaray Somaliland isagoo kamid ahaa mujaahidiintii usoo halgamay dib uxoraynta Somaliland. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Daawo :- Wasiirka Howlaha Guud Ee Somaliland Oo Dalka Ku Soo Noqday Kana Hadlay Arrimo Badan Iyo Wax... Imisa Sanno Ayay Kala Danbay Doonaan Burburka Geedi Socodka Dimuquraadiyada S/land Iyo Burburka Qar... Mudanayaasha Golaha Wakiilada Ansixiyay Ajandaha 7aad Ee Golaha Iyo Xeerar Xasaasiya Oo Ku Jira. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|