|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Shirkadda SO Gasho Oo Daahfurtay Barnaamij Abaalmarino Lagu Guulaysanayo.
July 1, 2020 - Written by Editor:SHIRKADA SOMCABLE OO DAAH FURTAY BARNAAMIJKA SO GASHO OO KU GUULAYSO GAADHI” HARGAYSA(W,N)-Shirkada Isgaadhsiinta iyo adeega viper opticga ee Somcable qaybteeda so gasho ayaa daahfurtay barnaamij Macaamiisha iyo tartamayaashu ku guulaysanayaan gaadhi iyo agab kale
Maamulka shirkada so gasho ayaa faah faahin ka bixiyay faa,iidada bulshada ee barnaamijka tartamayaashu ay gawaadhida iyo agabka kale ku guulaysanayaan. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;.
Related posts:Wasaaradda Waxbarashada oo Sheegtay In Ay Sharciga La Tiigsan Doonto Macalimiin Mudaharaad Sameeyay Siyaasi Duur Oo Si Toosa Ula Hadlay Beesha Uu Kasoo Jeedo Musharax Cirro, Fartana Ku Fiiqay Dariiqa ... DAAWO;-Madaxwaynaha Jsl Iyo Nuxurka Khudbad Uu Ka Jeediyay Xuska Sanad Guurada 62aad Ee Maalintii So... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|