|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Shirkada Somtel Oo Daahfurtay Barnaamij Ay Macaamiisheedu Ku Guulaysan Doonaan 5000 Oo Abaalmarinood.
July 11, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(WN,)Dahabshiil Group Shirkada isgaadhsiinta ee somtel ayaa daah furtay barnaamijkii ugu balaadhaan ee macaamiisheedu ku guulaysan doonaan 5000 oo abaal marinood oo iskugu jira baabuur, telefoono iyo alaabo kale oo qaali ah.
Madaxa suuq gaynta ee shirkada somtel khadar ayaa ugu horay faah faahin ka bixiyay abaalmarinta ay shirkadu ugu talo gashay macaamiisheeda iyo goobaha laga heli karo.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Xisbiga Ucid oo Ka Hadley Kulan Caawa Ay Yeelan Doonan Madaxweyne Muuse Biixi iyo Madaxda Xisbiyada ... Dawladnimadii Somaliland Waxay Ku Dhawdahay Burbur Marka Ay Isugu Soo Baxeen Guurti, Wakiilo Iyo Mad... Halkan Ka Daawo: Madaxweynaha Soomaliland Muuse Biixi Cabdi Oo Martiqaad Rasmi Ah Ka Hellay Raysal W... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|