DAAWO;-Shirkada Dp World Oo Agab Caafimaad Ku Wareejisay Gudida Ka Hortaga Covid19 Ee Jsl. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Shirkada Dp World Oo Agab Caafimaad Ku Wareejisay Gudida Ka Hortaga Covid19 Ee Jsl.
July 7, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Shirkada Dp World ayaa maanta agab caafimaad ku wareejisay gudida heer qaran ee ka hortaga xanuunka Covid19 ee jamhuuriyada Somaliland kaasi oo loogu talo galay ka hortaga covid19.

Madaxwayne kuxigeenka jsl ahna gudoomiyaha gudida covid19 ayaa goob joog ka ahaa munaasibadan Dp World agabka Caafimaadk ku wareejinaysay.

HALKAN  KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS