|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Shirkada Dahabshiil Group Oo Beenisay In Wax Heshiis Ahi Dhexmaray Iyaga Iyo Xawaalada World Remit.
July 2, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N):-Masuuliyiinta sar sare ee shirkada Dahabshiil Group oo Warsaxaafadeed soo saareen Galabta Kuna Qabteen Xarunta guud ee Dahabshiil group ku leedahay magaalada hargeisa Waxay Beeniyeen Warar Ay hore u bayaamisay Shirkada World remit oo ay ku sheegtay inuu jiro heshiis wada shaqeyn ah oo dhexmaray shirkada Dahabshiil group iyo Shirkadaasi World remit. Hadaba Fu,aad Axmed Nuux ayaa gabi ahaanba beeniyay warkaasi sheegayna in aanu jirin wax heshiish ah oo dhexmaray World remit. Sidoo kale Fu,aad Axmed Nuux ayaa Faahfaahin Dheerada bulshada ka siiyay adeegyada ay macaamiishoodu kusoo diri karaan lacagta. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN; https://youtu.be/GCMZT3zs2TU
Related posts:Siyaasiyiin ,Gudoomiyayaasha Xisbiga Mucaaridka Iyo Xubno Kale Oo Madal Isku Waydaarsaday Hadalo Xas... Nuxurka War Qoraal ah oo Midowga Yurub kaga Hadlay Warbixin UNSOM ka Diyaarisay Xaallada Warbaahinta... DAAWO;-Aas Qaran Oo Magaalada Hargaysa Loogu Sameeyay Sedexdii Qof Ee ku Dhintay Banaan Bixii Xisbiy... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|