|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Shaqaaqo Ka Dhacday Deegaanka Garbo Dadar Oo Lasoo Afjaray Iyo Qodobada Lagu Heshiiyay!
July 6, 2020 - Written by Editor:GARBO DADAR(W,N)-Dhawaan ayay ahayd markii shaqaaqo ku dhexmartay deegaanka Garbo dadar dhalinyaro kasoo kala jeeday laba beelood oo wada dega deegaankani taasi oo maanta lasoo afjaray. Maamulka gobolka salel iyo madaxdhaqameed deegaankaasi ayaa faah faahin ka bixiyay qodobada lagu soo afjaray shaqaaqadaasi. Sidoo kale maamulka gobolka salel iyo waxgaradkan ayaa xukuno ku riday qaarkamid ah beelihii ay kasoo jeedeen dhalinyaradii isku dhacday ee dhibta gaystay, HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Guddoomiyaha Xisbiga UCID Oo Wareegto Uu Soo Saaray Ku Magacaabay Guddoomiyaha Xisbigaas Ee Dalka Ug... DAAWO; Xukuumada Somaliland Oo Go,aamo Adag Kasoo Saartay Colaada U Dhaxaysa Beelaha Wada dega Koo... Halkuu Ku Dambeeyey Mishiinkii Oksajiinta Ee Madaxweynuhu Keenay Wakhti Ay Wali Taagan Tahay Baahidi... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|