DAAWO;-Makhaayadaha Somalida Ee Magaalada London Oo Dib Loo Furay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Makhaayadaha Somalida Ee Magaalada London Oo Dib Loo Furay.
July 9, 2020 - Written by Editor:

LONDON(W,N)-Mudadii uu caalamka saameeyay xanuunka covid19 ayaa waxaa gabi ahaanba la xidhay makhaayadaha waawayn ee dadka somalida ahi ku leeyihii magaalada London ee dalka Uk.

Waxaa maanta dib loo furay makhaayadaha kala duwan ee dadka somalida ahi ku leeyhay London.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS