|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maayar Maxamed Amiin Oo Khudbad Dhinacyo Badan Taabanaysa Ujeediyay Shacabka Reer Gabiley,
July 31, 2020 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Maayarka magaalada gabiley maxamed amiin cumar cabdi oo salaadii ciidul odxaha oo shacabka reer gabiley ku oogeen garoonka kubada cagta ayaa ujeediyay khudbad la xidhiidha salaada ciida iyo wacyiga ka taagan deegaanka. Sidoo kale maayarka gabiley ayaa bulshada ku dhaqan gobolka gabiley ugu baaqay in ay sifiican isku diwaan galiyaan marka la bilaabo diwaan galinta si gobolnimada gabiley udhamaystiranto HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; https://youtu.be/QI2PpMlAO9E
Related posts:Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Oo Tacsi Udiray Qoyskii Iyo Qaraabadii Uu Ka Baxay Marxuum Dr Mahdi Jaama... Mashruuca Biyo balaadhinta Caasimadu Wuxuu ka mid Yahay Hiigsiga iyo Himilooyinka Ugu wayn Ee Xukuum... Xildhibaan Cabdikariim Oo Ka Hadlay Xeerka Midaynta Cashuuraha Ee Golaha La Horkeenay, Sheegayna In ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|