|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maayar Kuxigeenka Degmada Tog Wajaale Oo Ka Warbixiyay Mashaariicda Horumarineed Ee Ay Hirgaliyeen.
July 8, 2020 - Written by Editor:TOG WAJAALE(W,N)-Maayarka kuxigeenka magaalada tog wajaale Mursal Nuux Cismaan ayaa ka warbixiyay maashaariicda horumarineed ee ay ka hirgaliyeen degmo ganacsiyeedka tog wajaale iyo kuwa ay hada gacanta ku hayaan. Sidoo kale maayarka kuxigeenka degmada tog wajaale ayaa isbarbar dhig ku sameeyay wakhtigii xukuumadii daahir riyaale sidi ay ahayd iyo mudadii ay talada gacanta ku hayeen xukuumadihii kulmiye oo uu sheegay in madaxwaynayaashii kala danbeeyay ee kulmiye degmada tog wajaale ka hirgaliyeen mashaariic faro badan marka loo eego wakhtigii xukuumadii Daahir Riyaale.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Halkan Ka Daawo Hogaanka Sare Ee Xisbiga Kulmiye Oo Qaadacay Golahii Dhexe Ee Ay Shalay Ku Dhawaaqee... DAAWO;Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Oo Saraakiisha Ciidanka Ku Amray Inay Amaanka Xoojiyaan. Daawo:Musharax Ciro Oo Ka Xog Waramay Kulamo Uu La Qaatay Qaar Ka Mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|