DAAWO;-Maamulka Maroodi Jeex Oo Soo Afjaray Khilaaf Udhexeeyay Bulshada Deegaanka Aburiin Ee Degmada Farowayne. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maamulka Maroodi Jeex Oo Soo Afjaray Khilaaf Udhexeeyay Bulshada Deegaanka Aburiin Ee Degmada Farowayne.
July 6, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Badhasaabka gobolka maroodi jeex oo ay weheliyaan maamulka degmada farowayne,cuqaal iyo waxgaradka kale ayaa soo afjaray khilaaf mudooyinkii udanbeeyay soo kala dhexgalay bulshada wada degta deegaanka aburiin ee degmada farowayne,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS