DAAWO;-Maamulka Gobolka Gabiley Oo Shaaciyay Tartan Ciyaareed Loo Qabanayo Degmooyinka Gobolka Iyo Wakhtiga Uu Bilaabmayo! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maamulka Gobolka Gabiley Oo Shaaciyay Tartan Ciyaareed Loo Qabanayo Degmooyinka Gobolka Iyo Wakhtiga Uu Bilaabmayo!
July 19, 2020 - Written by Editor:

Dawlada Hoose Ee Degmada Gabiley Oo Hirgalinaysa Tartan ciyaareed Loo Qabanayo Degmooyinka Gobolka Gabiley.

GABILEY(W,N)-Maamulka dawlada hoose ee degmada gabiley iyo ka gobolka gabiley, wasaarada ciyaaraha ayaa siwada jir ah ushaaciyay tartan ciyaareed loo qabanayo kooxaha kubada cagta ee degmooyinka gobolka gabiley

Tartankan ayaa waxaa hirgalinaysa dawlada hoose ee gabiley,

Dhanka kale maayarka magaalada gabiley maxamed amiin cumar cabdi ayaa faah faahin ka bixiyay muhiimada uu tartankani uleeyahay dhalinyarada gobolka.

Sidoo kale maayarka magaalada gabiley ayaa shaaciyay abaalmarino la Gudoonsiin Doono ciyaartooyga.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS