DAAWO;-Maamulka Gobolka Gabiley Oo Dhagax Dhigay Goobo Caafimaad Oo Lagu Kordhinayo Cisbitaalka, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maamulka Gobolka Gabiley Oo Dhagax Dhigay Goobo Caafimaad Oo Lagu Kordhinayo Cisbitaalka,
July 15, 2020 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Badhasaabka gobolka gabiley iyo maayarka magaalada gabiley oo ay weheliyaan masuuliyiinta caafimaadka ee gobolka ayaa maanta dhagax dhigay laba dhisme oo lagu kordhinayo xarunta cisbitaalka guud ee magaalada gabiley taasi oo ay hirgalinayso dawlada hoose ee gabiley.

Maayarka magaalada gabiley ayaa ka warbixiyay dhismayaashan ay dhagax dhigeen oo baahi wayn loo qabay

Sidoo kale badhasaabka gobolka gabiley ayaa bogaadiyay waxqabad ay maamulka dawlada hoose ka hirgaliyeen goobaha bulshada baahida wayn uqabtay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS