|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maamulka Degmada Tog Wajaale Oo Olole Nadaafadeed Ka Fuliyay Gudaha Magaalada.
July 26, 2020 - Written by Editor:TOG WAJAALE(W,N)-Maamulka degmo ganacsiyeedka tog wajaale ee dhawaan xilka la wareegay oo kaashanaya shacabka magaalada. Shaqaalaha iyo ururada iskaashatooyinka ayaa saaka aroortii hore gudaha magaalada ka bilaabay olole lagu nadiifinayo goobaha qashinku buuxiyay ee xaafadaha magaalada iyo tog laba wajaale kala qaybiya oo mudana laga dayriyay xaaladiisa fayo dhawr.
Gudoomiyaha degmada, kuxigeenka iyo xoghayaha ayaa faah faahin ka bixiyay ololaha ah oo ay sheegeen in todobaadkii hal mar fulin doonaa. Ololaha nadaafada ee maamulka wajaale maanta ka fuliyay gudaha magaalada ayaa hal dhigiisu ahaa “Dag magaalo Nadiif ah”. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO; Wasiirkii Hore Ee Wasaarada Warshadaha Jsl Oo Shacabka Reer Tog Wajaale Kala Qaybgalay Salaad... Daawo; Wasiir Warfaafinta Oo Ka Hadlay Cabashada Shaqaalaha Iskana Difaacay In Uu Ku Fashilmay Maa... “Wixii Qalab Iyo Lacag Loogu Talogalay Ka Hortagga COVID-19, Wax Ma Laga Waydiiyay Masuuliyiinta, Si... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|