DAAWO;-“In Wax Kootaa Dumarka Loo Xidho Ma Ogala Diinta Islaamku” Sh.Cabdiraxmaan Dheere. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-“In Wax Kootaa Dumarka Loo Xidho Ma Ogala Diinta Islaamku” Sh.Cabdiraxmaan Dheere.
July 24, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)Sheekh cabdiraxmaan dheere oo kamid culimada hargaysa ayaa khudbadii jimcaha  e maanta kaga hadlay waxa ay diinta islaamku ka qabto in haweenka kooto loo xidhay si ay siyaasada uga qaybgalaan

Sheikh cabdiraxmaan dheere ayaa sheegay diiniyad in ay xaaraan tahay in dumarka kooto loo xidho

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS