|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Gudoomiye faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Arinta Saami Qaybsiga, Fariina Udiray Dadka Saluugsan Iyo Xukuumada!
July 30, 2020 - Written by Editor:“Dawlada Waxaan Leenahay Dawladnimada Ha Muujiso Oo Sharciga Ha ku Dhaqanto Dawladnimo Nasteex laguma Dhiso”Faysal Cali Waraabe. HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga ucid Eng faysal cali Waraabe ayaa shacabka Somaliland udiray hambalyo munaasibada ciidul odxaha awgeed isagoo shacabka urajeeyay guul in ay ku ciidaan nabad qab Sidoo kale gudoomiye faysal cali waraabe ayaa ka hadlay heshiishkii xisbiyada iyo xukuumada somailand ee qabsoomida doorashada goleyaasha deegaanka iyo wakiilada Dhanka kale gudoomiye faysal ayaa ka hadlay hadalada kasoo yeedhaya dadka qaar ee arinta saami qaybsiga isagoo sheegay in 82 kursi lagu qabsaday kuraasidii baarlamaankii 60kii. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Ururka Suxufiyiinta Ee SOLJA Oo Cambaareeyay Wariye Koox Aan Haybtooda La Garanayni Ay Jidh Dil Ugu ... XOGHAYAHA DEGMADA TOGWAJAALE OO KA WARBIXIYAY QORSHAYAAL HORUMARINEED OO AY KA FULIYEEN MAGAALADA WA... Xuska 31-Guurada Maalinta Shuhadada ee SNM (17/10/1984kii – 17/10/2015ka) Qalinka: Boobe Yuusuf Duc... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|