DAAWO;-Gudida Beesha Habar Jeclo Oo Eedo Culus Ujeediyay Madaxwayne Biixi, Soona Bandhigay Tacadi Uu Beel Ahaan Ugu Hayo. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Gudida Beesha Habar Jeclo Oo Eedo Culus Ujeediyay Madaxwayne Biixi, Soona Bandhigay Tacadi Uu Beel Ahaan Ugu Hayo.
July 23, 2020 - Written by Editor:

BURCO(W,N)-Gudida beesha habar jeclo ayaa siwayn udhaliilay madaxwaynaha somaliland oo ay sheegeen in cadaawad iyo isir naceyb ku hayo shaqaalaha beesha iyo shirkadaha ay leeyihiin

Sidoo kale gudidan ayaa taageeray hadalkii boqor buurmadow uu ku dhaliilay madaxwayne biixi sheegayna in ay ka tashanayaan xisbiga kulmiye

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS