DAAWO;-Barnaamij Ku Saabsan Booqashadii Taliyaha Ciidanka Qaranka Ee Fadhiisimada Ciidanka Ee Deegaanka Tukaraq.
July 18, 2020 - Written by Editor:
TUKARAQ(W,N)-Halkan kaga bogo barnaamij laga diyaariyay booqashadii Taliyaha ciidanka qaranka Jamhuuriyada Somaliland S/G Nuux ismaaciil Taani ee jiida hore ee fadhiisimada ciidanka qaranka ee deegaanka tukaraq Ee Gobolka Sool.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA BARNAAMIJKAN OO DHAMAYSTIRAN;