|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Badhasaabka Gobolka Gabiley Oo Kormeer Ku Tagay Degmada Arabsiyo.
July 21, 2020 - Written by Editor:ARABSIYO(W,N)-Badhasaabka Cusub ee dhawaan madaxwayne biixi umagacaabay gobolka gabiley ayaa maanta kormeer ujeedadiisu tahay xogogaal unoqoshada ku tagay degmada arabsiyo ee gobolka gabiley. Waxaana badhasaabka halkaasi kusoo dhaweeyay gudoomiyaha degmada arabsiyo isagoo kulan la qaatay maamulka degmada. Sidoo kale badhasaabka gobolka gabiley ayaa kormeer indho indhayn ah kusoo xarumaha caafimaad ee degmada iyo laamaha kale ee dawlada. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Garabka Isbahaysiga Kulmiye Maxay Ku Soo Kordhin Doonaan Xisbiga Mucaaradka ah ee Wadani, Saamayn In... “Dhulku Imika Sidan Uu Ku Socdaa Si Qaranka Uwanaagsan Maaha, Si Aynu Magaalo Qurux Badan Ku Helayna... Qunsulka Dalka Turkiga Ufadhiya Hargaysa Oo Sheegay In Dalkiisu Xusidoono Sanad Guuradii Inqilaabkii... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|