|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Badhasaabka Gobolka Gabiley Oo Kormeer Ku Tagay Degmada Arabsiyo.
July 21, 2020 - Written by Editor:ARABSIYO(W,N)-Badhasaabka Cusub ee dhawaan madaxwayne biixi umagacaabay gobolka gabiley ayaa maanta kormeer ujeedadiisu tahay xogogaal unoqoshada ku tagay degmada arabsiyo ee gobolka gabiley. Waxaana badhasaabka halkaasi kusoo dhaweeyay gudoomiyaha degmada arabsiyo isagoo kulan la qaatay maamulka degmada. Sidoo kale badhasaabka gobolka gabiley ayaa kormeer indho indhayn ah kusoo xarumaha caafimaad ee degmada iyo laamaha kale ee dawlada. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Xukuumada Somaliland Oo Wasiir Ku Xigeenka U Dirtay Dalka Giriiga Si Uu Uga Qaybgalo Arrimo La Xidh... “Markaanu Somaliland Joognay Waxaan Aaminsanayn,Inaan farsamo Kula Noolnahay”Taliyihii Ugoostay Pun... Daraasad Ku Saabsan Caqabadaha Hortaagan Badeecadaha Iskaga Gudba Itoobiya Iyo Somaliland Oo Lasoo B... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|