DAAWO;-Badhasaabka Cusub Ee Gobolka Sanaag Oo Xilkii La Wareegay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Badhasaabka Cusub Ee Gobolka Sanaag Oo Xilkii La Wareegay.
July 12, 2020 - Written by Editor:

CEERGAABO(W,N)- Badhasaabka Cusub Ee gobolka sanaag ayaa soo dhwayn balaadhan lagu qaabiley isagoo maanta gaadhay Magaalada Ceerigaabo.

Sidoo kale badhasaabka gobolka sanaag ayaa maanta si rasmi ah xilkii ula wareegay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS