|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Badhasaabka Cusub Ee Gobolka Gabiley Oo Xilkii La Wareegay Iyo Soo Dhawayntii Lagu Qaabiley.
July 5, 2020 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Badhasaabka cusub ee gobolka gabiley ayaa maanta xilkii kala wargeegay badhasaabkii hore ee gobola oo hada loo badaley gobolka saraar. Maamulka gabiley wasiiro iyo boqolaalka mid ah shacabka ku dhaqan magaalada gabiley ayaa soo dhawayn diiran ku qaabiley badhasaabka cusub ee gobolka kaasi oo ay galbinayeen madaxdhaqameed,xildhibaano iyo masuuliyiin ka soo safray gobolka togdheer.
Munaasibad balaadhan oo lagu qabtay magaalada gabiley ayaa waaa xilkii kula kala wareegay badhasaabka cusub iyo kii hore HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Madaxwaynaha Jsl Oo Tacsi Udiray Marxuum Maxamuud Cabdi Malow Oo Ku Geeriyooday Magaalada Hargaysa. DAAWO Beesha Waqooyiga Iyo Galbeedka Hargeisa Oo Taageero Mug Leh U Miijiyey Musharxnimada Madaxwayn... Halkan Ka Daawo; Aragtida Shacabka Magaalada Jig-jiga Oo Ka Dareen Celiyay Isbadalka Ka Dhacay DDSI... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|