“Ciidanka Boolisku In Ay Xoog Yeeshan Ciidanka Qaranka Dan Wayn Ayaa Ugu Jirta”Sareeye Gaas Nuux Taani | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Ciidanka Boolisku In Ay Xoog Yeeshan Ciidanka Qaranka Dan Wayn Ayaa Ugu Jirta”Sareeye Gaas Nuux Taani
July 21, 2020 - Written by Wariye:

Hargeisa(WJN):-Taliyaha ciidamada qaranka jamuuriyada somaliland Sareeye Gaas Nuux Ismacil Taani oo khudbad ka jeedinayay madal tobobar loogu soo xidhayay cutubyo ka tirsan ciidanka booliska somaliland ayaa waxa u sheegay in wada shaqayn xoogan ka dhaxayso ciidamda qaranka iyo booliska sidoo kale waxa uu ka dhawaajiyay in uu ku faraxsan yahay in ciidanka boolisku yeeshan awood badan.

 

COMMENTS
LINKS