|
|||||
WAJAALE NEWS
“1 July Waa Maalin Lagu Hungoobay Oo Madow U Ah Shacabka Somaliland, Wax Is Dhex-Gal La Yidhaahdaana Ma Jiro” Madasha Wadatashiga.
July 1, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Siyaasiyiinta madasha wadashatiga iyo toosinta qaranka ayaa ka hadlay maalinka 1july ee ay Somaliland la midowday somaliya taasi oo ay ku tilmaameen maalin madow u ah shacabka Somaliland Siyaas maxamed xaashi cilmiy ayaa sidoo kale sheegay in isdhexgalka labada bulsho ee Somaliland iyo somaliya aanu suurto gal ahayn ilaa inta laga heshiinayo xasuuqii ay ugaysteen shacabka Somaliland HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:War Deg Dega Magaalada Togwajaale Oo Qaybo Kamida Dab Qabsaday Iyo Dawlada , An Wax Gurmada Kagaysan... Warbixin Dhinacyo Badan Taabanaysa "Malafahmay Miisaaniyad La kordhiyay Ee Xukuumadda Axmed Siiran... Ciidanka Booliska Gobolka Saaxil Oo Gacanta Kusoo Dhigay Dirwalkii Baxsaday Ee Ilmaha Yar Ku Jiidhay... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|