Xukuumada Somaliland Oo War Kasoo Saartay Safarka Waftiga Madaxwaynaha Iyo Shirka Ka Furmaya Magaalada Jabuuti.
June 14, 2020 - Written by Editor:
HARGAYSA(W,N)-Wasaarada arimaha dibada somaliland ayaa faah faahin ka bixisay safarka madaxwaynaha iyo shirka wadahadalada uga furmaya jabuuti madaxwaynaa somaliland iyo somaliya magaalada jabuuti.