Xukuumada Somaliland Oo Soo Afjartay Tabashada Jabhad Dhawaan Gashay Buurta Siraadley Ee G, Sanaag. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland Oo Soo Afjartay Tabashada Jabhad Dhawaan Gashay Buurta Siraadley Ee G, Sanaag.
June 4, 2020 - Written by Editor:

Ceerigaabo(W,N)- Xukuumadda Somaliland ayaa soo afjartay tabasho ay Buuraha gobolka Sanaag u galleen Jabhad la magac baxday Xaqdoon.

Jabhadan iyo xubno ka mida golaha wasiiradda Somaliland ayaa in todobaadyadii u danbeeyay uu wada hadal u socday ayaa maanta ku soo dhammaaday guul, kaasi oo lagu soo afjaray tabashadii ay qabeen jabhadaasi la magac baxday Xaqdoon.

Waxaana arrintani dhammeystirkeeda iyo soo afjaristeeda qayb libaax leh ka qaatay wasiiro in dhaweydba ku sugnaa deegaanka Ceel Afweyn.

COMMENTS
LINKS