Xukuumada Somailand Oo Raashin Uqaybisay Macalimiinta Madarasadaha Ee Uu Saameeyay Covid19. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somailand Oo Raashin Uqaybisay Macalimiinta Madarasadaha Ee Uu Saameeyay Covid19.
June 8, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Madaxwayne kuxigeenka Somaliland oo ah gudoomiya gudida ka hortaga covid19 ayaa maanta daah furay barnaamij raashin loogu qaybinayo boqolaak kamid ah macalimiinta madarasadaha oo uu sameeyay fasaxii waxbarashado kadib markii xukuumadu amartay in gabi ahaanba la fasaxo goobaha  waxbarashada si looga hortaga faafida xanuunka coronavirus,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/vdsEZ79Lte8

COMMENTS
LINKS