|
|||||
WAJAALE NEWS
Xogta Dahsoon Maraykanka Oo Halis Ugu Jira Dagaalo Sokeeye.
June 5, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Dal waynaha maraykanka ayaa laga cabsi qabaa in ay ka dhacaan dagaalo sakeeye oo galaafta midowga shacabka dalka maraykanka kaasi oo xligan ay horseed ka noqotay dilkii askar katirsan ciidanka maraykanku kula kaceen nin madow kaasi oo mudo haraadadii ka dhashay ay wali kusii fidayaan gobolada maraykanka Sidoo kale madaxwayne trump ayaa muuqda madaxwayne ku fashilmay xalinta rabshadaha ka socda dalka isagoo dhiciiisa dab kusii shiday kadib markii hadalo kasoo yeedhay ay ka sii cadhaysiiyeen dadka banaan baxyada samaynaya HALKAN KAGA BOGO WARBIXINTA XOGTA DAHSOON; https://youtu.be/YaDLvreoXpM Related posts:Gudoomiyihii Xilka Laga Qaaday Ee Baarlamaanka Punthland Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Xiin Galool... DAAWO;Gudoomiyihii Hore Ee Degmada Gabiley Aadan Muxumed Badde Oo Si Weyn U Dhaliilay Habdhaqanka Xu... DAAWO; Xildhibaan Qabile Oo Xukuumada Ku Dhaliilay In Ay ka Gaabisay Waxka Qabashada Dagaalka Beelah... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|