|
|||||
WAJAALE NEWS
Xisbiga Wadani Oo Ka Hadlay Laba Qof Oo Shalay Lagu Dhaawacay Buurta Kala Jeex Eedo Culusna Ujeediyay Taliyaha Ciidanka Booliska.
June 13, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W.N)-Xisbiga mucaaridka ah ee wadani ayaa si kulul canbaareeyay dad shacab ah oo shalay ciidamada bilaysku ku dhaawaceen buurta kala jeexan ee galbeedka hargaysa Xisbiga wadani ayaa taliyaha ciidanka booliska ku eedeeyay in ciidanka RRU Dad shacab ah u laayeen si arxandaro Dhanka kale xisbiga wadani ayaa madaxwayne biixi ku dhaliilay in uu mudadii xilka hayay dad shacab ah uu dhul ku haysto taasi dhaawac ku ah samcada madaxwayne, HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Bandhigga Carwada Buugaagta Hargeysa: Madal Sannad Walba Somaliland ka Gudbisa Farriin togan oo Dubl... Xildhibaan Axmed Tima Jilic Oo Ka Hadlay Wararka Sheegaya In Faratoon Dib Loogu Celinayo Wasaaradii ... Darreenka Ka Dhashey Ciidamo Iyo Hub Tiro Baddan Oo Dawllada Itoobiya U Gudbisey Xuduudka U Dhexeysa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|