|
|||||
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Bashiir Tukaale Oo Sheegay In Aanu Jirin Xeer Xukuumada U Ogolayaanaya In Ay Fasaxdo Isdhexgalka Bulshada Somaliland Iyo Somaliya.
June 24, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan bashiir tukaale ayaa qodobadii shirkii jabuuti danbadeed kasoo baxay dalka jabuuti ee wada hadalada somaliya iyo somaliland ay yihiin kuwo dalka jabuuti ay iska soo samaysatay islamarkaana aan la garanayn goorta laga maarmay gudiyadii labada dhinac Sidoo kale shilbaan tukaale ayaa sheegay in aanu jirin xeer golaha wakiilada ansixiyay oo xukuumada ufasaxay in ay somaliya kula soo heshiiso qodob ogolanaaya isdhexgalka labada bulsho. HALKANKA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Xildhibaan Guruuje Oo Talooyin Dhaxal gal Ah Ujeediyay Madaxwayne Biixi Iyo Xisbiyada Mucaaridka! Wasiir Kuxigeenka Wasaarada Biyaha Oo Ay Weheliyaan Maamulka Gobolka Gabiley Oo Gaadhay Magaalada Wa... Halkan Ka Daawo-Muuqaalo Layaab Leh Oo Laga Diyaariyey Mashaariicaha Horumarineed ee Laga Hirgaliyey... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|