Wasiirka Warfaafinta Jsl Oo Ka Hadlay Sobobta Ay Xukuumadu Uxidhay Xaruntii Tvga Universal Ee Magaalada Hargaysa.
June 27, 2020 - Written by Editor:
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada warfaafinta Somaliland saleebaan cali koore ayaa ka hadlay sobobta xukuumada albaabada ugu laabtay xaruntii Tvga Universal ee magaalada hargaysa iyo danbiyada ay xkuumadu kusoo eedaysay.