Toos Udaawo; Xuska 60 Guuradii 1960 Maalintii Somaliland Madaxbanaanida Ka Qaadatay Boqortooyada Ingiriiska.
June 25, 2020 - Written by Editor:
HARGAYSA(W,N)-Toos udaawo Munaasibada Dabaaldega 60 Guuradii 26 juun1960kii Maalintii Madaxbanaanida Ay Somaliland Ka Qaadatay Boqortooyada Ingiriiska Oo Hada Sitoos ah Uga Socota Qasriga Madaxtooyada Jamhuuriyada Somaliland.