|
|||||
WAJAALE NEWS
Tartan Dhinaca Baaskiilka Ah Oo Markii Ugu Horeysay Lagu Qabanayo Magaalada Hargeysa.
June 16, 2020 - Written by Editor:Hargeisa(W,N)- Magaalada Hargeysa ayaa waxaa markii ugu horeysay abid ka qabsoomaya tartan dhinaca Baaskiiladaha. Tartankan baaskiilka ayaa waxaa uu noqonaya kii ugu horeeyay ee lagu qabto dalka Somaliland. Waxaa uu Tartankani magaalada Hargeysa ka bilaabmi doona bisha todobaad isagoona dhamaanaya bisha sagaalaad. Khaalid Xaaji Aadan (Khaalid Jiilaani) oo ah qaban qaabiyaha tartankaasi baaskiilka ayaa sharaxay qaabka uu furmayo tartankaasi iyo shuruudaha ku xidhan cida ka qayb galaysa tartankaasi. Related posts:Xukuumada Somaliland Oo Ka Hadashay Mawqifkeeda Doorashada Somaliya Iyo Fariinta Ay Udirtay Beesha C... Daawo:komishanka Doorashooyinka Somaliland Oo Taxay Qodobo Sal U ah Qabsoomida Doorashada Madaxtooya... Daawo:Waraysi Xiiso Badan Oo Lala Yeeshay Gabadh Darawalad ah Oo Mudo Shan Sano ah Waday Baabuurta I... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|