|
|||||
WAJAALE NEWS
Taliyaha Ciidanka Dab Damiska Somaliland Oo Shaqadii Ka Joojiyay Agaasimihii Fulinta Ee Ciidanka Dabdamiska Iyo Sobobta?
June 8, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Taliyaha ciidanka dabdamiska Somaliland gen sawaaxili ayaa shaqadii ka joojiyay Agasimihii fulinta ee ciidanka dabdemiska Somaliland Mr Cabdiqaadir isagoo soo saaray warqada uu shaqada kaga joojiyay agasimaha taasi oo uu ku sexeexan yahay taliyaha ciidanka dabdemiska Somaliland sareeye guuto Axmed Sawaxili Warqada uu taliye sawaaxili shaqada kaga joojiye agaasimihii fulinta ee ciidanka dabdamiska ayaa lagu sheegay qodobo loo cuskaday iyo amar diidooyin uu ku kacay agaasimuhu iyadoo ay kala yihiin afar qodob warqadani lagu xusey Sidan; 1;Wada shaqeyn la’aan ka timid dhanka agasimaha. 2;Ku xadgudub dhanka jiraanjirada shaqo ee taliska ciidankasi. 3;Amar qaadasho la’aan iyo inuu baal marey habka maamul ee ciidanka dabdemiska Somaliland. 4; ku tagrifal awoodeed. HALKAN KAGA BOGO NUXURKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN;
Related posts:Maayarka Magaalada Gabiley Oo Ku Dhawaaqay Gurmad ay Ka Gaysanayaan Masiibadii Ka Dhacay Suuqa Waahe... DAAWO: Hargeysa Oo Xalay Lagu Qabtay Xaflad Lagu Xusayey Sanad-guuradii 100-Aad Ee Kasoo Wareegtay W... DAAWO ; Madaxwayne Siilaanyo Shalay Iyo Maanta Masuul Hadaladiisii Hore Ku Markhaati Fureen Afcaas... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|