“Suldaan Siciid Waxaan Leeyahay Nabad Galyadu Gacantaaday Ku Jirtaa, Ee Yaanay Abtiyadaa Ku Dhicin”Kornayl Caare. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Suldaan Siciid Waxaan Leeyahay Nabad Galyadu Gacantaaday Ku Jirtaa, Ee Yaanay Abtiyadaa Ku Dhicin”Kornayl Caare.
June 16, 2020 - Written by Editor:

ANKARA(W,N)-Kornayl Siciid Cawil Caare oo ku sugan dalka Turkiga ayaa markii uhoraysay ka hadlay xaalada somaliland isagoo soo dhaweeyay shirka wadahalada somaliland iyo somaliya ee ka qabsoomay dalka jabuuti.

Sidoo kale kornayl Caare ayaa shaaciyay in uu ku biirayo asxaabta siyaasada somaliland

Dhanka kornayl caare ayaa ka hadlay heshiiskii ay xukuumada somaliland wada galeen isagoo soo jeediyay in xukuumadu dhamaystirto

Kornayl caare ayaa fariimo isbarkan udiray gudida nabadaynta ceel afwayn isagoo beelaha walalaha ah ee deeganadaasi wada dega ugu baaqay in ay wada jirkooda ilaashadaan nabada qaataan

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS