Somaliland-Laba Wasiir Oo Kamida Xukuumada Oo Hore Uu ugu Dhacay Xanuunka Safmarka Ah ee Covid 19 Oo Ka Bogsamday. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Somaliland-Laba Wasiir Oo Kamida Xukuumada Oo Hore Uu ugu Dhacay Xanuunka Safmarka Ah ee Covid 19 Oo Ka Bogsamday.
June 19, 2020 - Written by Editor:

Hargeisa(W.N):-Wasiirada Wasaaraha Maalgashiga iyo Wasiirka Wasaarada Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyada jamhuuriyada Somaliland ayaa Kamid ahaa Masuuliyiinta reer somaliland ee ku dhacay xanuunka Safmarka ah ee corona virus, Waxaa labadan wasiir oo Maanta warbaahinta u waramay ay Shaaciyeen in kadib baadhitaano danbe oo ay hadda sameeyeen ilahay ka kor qaaday Xanuunkii, kana bogsadeen.

Waxaana Wasiiradani Shacabka Somaliland u direen Fariimo muhiima oo ku saabsan Xanuunkan.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.

https://youtu.be/5IOFZCCDHus

 

COMMENTS
LINKS