Siyaasi Cadami Oo Ka Digay In Qorshe Kasta Oo Lagu Damco In Waftiga farmaajo Iyo Abiy Axmed Kasoo Dagaan Somaliland. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Siyaasi Cadami Oo Ka Digay In Qorshe Kasta Oo Lagu Damco In Waftiga farmaajo Iyo Abiy Axmed Kasoo Dagaan Somaliland.
June 14, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Siyaasi cabdiraxmaan cadami oo ka hadlay shirka somaluland iyo somaliya uga furmay jabuuti ayaa ka digay isku daykasta oo lagu damco in waftiga somaliya iyo raysalwasaaraha itoobiya ku yimaadaan  Somaliland kaasi oo noqon kara shirqool siyaasadeed oo loo dhigay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS