|
|||||
WAJAALE NEWS
Shirkadda Telesom Oo Qalab Loogu Talo-galay La Tacaalida Covid19 Ku Wareejisay Wasaarada Caafimaadka Jsl.
June 22, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Shirkada Isgaadhsiinta ee Telesom ayaa qalab caafimaad oo loogu talo galay la tacaalida xanuunka coronavirus ku wareejisay wasaarada caafimaadka Somaliland. Munaasibada ay shirkada telesom ku wareejinaysay qalab ayaa waxaa goob joog ka ahaa maamulka guud ee shirkada telesom cabdikarim maxamed Iid wasiirka wasaarada caafimaadka iyo xubno katirsan gudida covid19 ee xukuumada Somaliland. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKAWARKAN;
Related posts:Madaxwaynaha Jsl Oo Dhambaal Tacsi Ah Udiray Xil Marxuum Nuur Rayaale Khayre Oo Ku Geeriyooday Harga... Xildhibaano Katirsan Golaha Deeganka Berbera Oo Si Adag Uga Horyimid Dad Shacab Ah Oo Maayar Cidin B... DAAWO;-Komishanka Doorashooyinka Oo Bulshada Usharaxay Cida Xaq Uleh In Ay Codayso Iyo Qaabka Ay Uco... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|