Shaqaalaha Dekeda Cusub Ee Berbera Oo Looga Shakiyay Covid19 Iyo Baadhitaano Lagu Samaynayo, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Shaqaalaha Dekeda Cusub Ee Berbera Oo Looga Shakiyay Covid19 Iyo Baadhitaano Lagu Samaynayo,
June 9, 2020 - Written by Editor:

BERBERA(W,N)-Shaqaalaha cusub ee dekeda berbera oo ubadan dad ajaanib ayaa looga shikiyay xanuunka coronavirus kuwaasi oo baadhitaano lagu wado si loo hubiyo xaaladooda caafimaad,

Iskuduwaha wasaarada caafimaadka ee gobolka saaxil ayaa ka hadlay baadhintaana lagu samaynayo qaarkamid ah shaqaalaha dekeda berbera ee looga shikiyay covid19

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

COMMENTS
LINKS