“Raggii Maalintii Burco Duuray Lixle Goobta Kula Shihiiday, Ninka Maanta Ku Yidhaa Anigaa Ka Xigay BUUS Ku Dheh”Cali Guray. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Raggii Maalintii Burco Duuray Lixle Goobta Kula Shihiiday, Ninka Maanta Ku Yidhaa Anigaa Ka Xigay BUUS Ku Dheh”Cali Guray.
June 4, 2020 - Written by Editor:

“Berigii halganku socday ninkii ogaa wuu og yahaye ayaa la yidhi dhawr mujaahid laba waliba waa isku qof. Taasoo looga jeeday waa laba saaxiib oo aan la kala qaadi karin oo cid walba isaga dhaw. Askar iyo Lixle waa isku qof eh laba qof maaha baa la yidhi. Kaahin iyo Dayibna waa isku qof ee laba qof maaha baa la yidhi.

Raggii maalintii Burcoduuray Lixle goobta kula shihiiday ninka maanta ku yidhaa anigaa ka xigay BUUS ku dheh waayo waa nin guul aanu waxba ku lahayn doonaya meel uu ka soo galo.

Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf (cali guray)

COMMENTS
LINKS