|
|||||
WAJAALE NEWS
Qareenka Udoodaya Duuliye Fu,aad Oo Sheegay In Xukuumada Jabuuti Qasab Kaga Soo Duubtay Muuqaal Ay Ka Baahisay Duuliyaha Xidhan.
June 10, 2020 - Written by Editor:JABUUTI(W,N)- Qareenka udoodaya askariga ka tirsan ciidamada cirka jabuuti ee ku xidhan xabsiga gabood, Garyaqaan Sakariye ayaa si kulul ucanbaareeyay muuqaal maalintii shalay ahayd warbaahinta dawlada jabuuti xabsiga kaga soo dhex duubtay duuliye fu,aad yuusuf cali oo uu isagu qareen uyahay islamarkaana aanay jirin wax lagala socodsiiyay isaga. Sidoo kale qareenka udooaya duuliye fu,aad ayaa sheegay in dawladu muuqaalkan qasab kaga soo duubtay duuliyaha oo maxbuus ah islamarkaana uu baalmarsan yahay sharciga dalka in qof maxbuus ah laga duubo muuqaalka xukuumadu ku qasabto in uu ku hadlo waxa ay doonayaan HALKAN KAGA BOGO WARKAN QAREENKA DUULIYE FU,AAD OO ARIMAHAASI KA HADLAYA; https://youtu.be/b0RxB5D82yo Related posts:DAAWO ;Muuqaalo Layaable Oo Bedka Soo Dhigay Dareenada Ku Xeeran Buuqashadii Madaxwayne Siilaanyo ... Guddoomiye Ku-xigeenka Garabka Haweenka Ee Xisbiga Waddani oo Si Adag Uga hadashay Xadhiga Suldaan C... DAAWO MUUQAALKA; Wasiirka Cadaalada jsl Mr Cadare Oo Lagu Dhex Arkay Madal Ay Xukuumadu Sas ka Qaada... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|