Muwaadiniin Soomali Ah Oo Ku Xanibnaa Dalka Hindiya Ayaa Soo Gaadhay Magaalada Muqdisho. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Muwaadiniin Soomali Ah Oo Ku Xanibnaa Dalka Hindiya Ayaa Soo Gaadhay Magaalada Muqdisho.
June 6, 2020 - Written by Editor:

MUQDISHO(W,N)-Diyaarada daalo Airlines ayaa dad Somali ah oo ku xanibnaa dalka hindiya soo daad guraysay kuwaasi oo maanta soo gaadhay magaalada muqdisho,

Dadkan ayaa kamid dadkii safarada ku joogay dalka hindiya oo uu sameeyay xanuunka covid19 oo dunida kala xidhay,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/JFJ96quCZ0c

 

COMMENTS
LINKS