|
|||||
WAJAALE NEWS
Maxamed Biixi Yoonis Oo Ka Hadlay Waxyaabaha Shirkii Jabuuti Ee Somaliland & Somaliya Uu Kaga Duwanaa Shirarkii Hore Ee Labada Dal Iyo Guulaha Jsl Ka Gaadhay.
June 16, 2020 - Written by Editor:NAYROOBI(W,N)-Diblamaasi sare Maxamed Biixi Yoonis Wasiirkii Hore ee Arimaha Dibada somaliland ayaa ka hadlay shirkii somaliland iyo somaliya uga qabsoomay jabuuti iyo waxyaabaha uu kaga duwanaaa shirarkii hore ee labada dal ku kulmi jireen Sidoo kale maxamed biixi yoonis ayaa sheegay in mudadii somaliland jirtay uu shirkan jabuuti ahaa fursadii ugu horaysay ee ay hesho kuna soo bandhigto doodeeda madal caalamka oo dhami joogi Dhanka kale Maxamed Biixi Ayaa xusay sida khudbadii Madaxwaynaha jsl ka jeediyay shirka jabuuti ay wax Uga badashay fikirkii ay beesha caalamku ka haysteen somaliland. HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; Related posts:Taliska Millateriga Itoobiya Oo Ka Hadlay Wararka Sheegaya In Masar Ay Saldhig Ciidan Ka Doonayso So... Daawo: Odayaasha Iyo Dhalinyarada Degmada Dila Oo Xukuumada Ku Eedeyay Dilka Wiil Dhalinyaro Ah Oo L... DAAWO;-Maamulka Gobolka Gabiley Oo Xaflad Soo Dhawayn Ah U Sameeyay Dr Fadxiya Oo Wax Kusoo Baratay ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|