Maxamed Biixi Yoonis Oo Ka Hadlay Waxyaabaha Shirkii Jabuuti Ee Somaliland & Somaliya Uu Kaga Duwanaa Shirarkii Hore Ee Labada Dal Iyo Guulaha Jsl Ka Gaadhay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maxamed Biixi Yoonis Oo Ka Hadlay Waxyaabaha Shirkii Jabuuti Ee Somaliland & Somaliya Uu Kaga Duwanaa Shirarkii Hore Ee Labada Dal Iyo Guulaha Jsl Ka Gaadhay.
June 16, 2020 - Written by Editor:

NAYROOBI(W,N)-Diblamaasi sare Maxamed Biixi Yoonis Wasiirkii Hore ee Arimaha Dibada somaliland ayaa ka hadlay shirkii somaliland iyo somaliya uga qabsoomay jabuuti iyo waxyaabaha uu kaga duwanaaa shirarkii hore ee labada dal ku kulmi jireen

Sidoo kale maxamed biixi yoonis ayaa sheegay in mudadii somaliland jirtay uu shirkan jabuuti ahaa fursadii ugu horaysay ee ay hesho  kuna soo bandhigto doodeeda madal caalamka oo dhami joogi

Dhanka kale Maxamed Biixi Ayaa xusay sida khudbadii Madaxwaynaha jsl ka jeediyay shirka jabuuti ay wax Uga badashay fikirkii ay beesha caalamku ka haysteen somaliland.

HALKAN  KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS