Madaxweynaha Ayaa Ka Masuula Tubaakada Dalka Soo Gasha Yuusuf Kayse | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxweynaha Ayaa Ka Masuula Tubaakada Dalka Soo Gasha Yuusuf Kayse
June 17, 2020 - Written by Wariye:

Hargaysa(WJN):-Xooghayaha warfaafinta ee xisbiga mucaaridka ah ee UCID ayaa ka hadlay TUBAAKO dalka la soo galiyay oo aan hore gudaha somaliland looga isticmaali jirin.

TUBAAKADAN oo ah mid nooceedu dalka ku cusub yahay ayaa waxa uu sheegay in dalka uu madaxwaynuhu masuul ka yahay sidaa darteedna loo baahan yahay in wax laga qabto.

 

 

 

 

Gabiley Office

wajaalenews.net

 

COMMENTS
LINKS