|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxwaynaha Somaliland Oo isku Shaandhayn Ku Sameeyay Gudoomiyayaasha Gobolada Dalka
June 29, 2020 - Written by Wariye:Haragaysa(Wjn):-Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Bxiixi Cabdi ayaa isku shaandhayn ku sameeyay Gudoomiyayaasha gobolada dalka somaliland waxan wareegtadii madaxweynuhu u dhignayd sidan:-SomWAREEGTO MADAXWEYNE: 29 /06/2020 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegtooyin madaxweyne oo summadoodu kala tahay JSL/XM/XKQ/222/1-530/062020 iyo JSL/XM/WM/222-531/062020, uu xilalkii kaga qaaday kuwa kalena ugu magacaabay gudoomiyeyaasha Gobolada Dalka qaar ka mida, sidoo kalena uu ku sameeyey bedel. Waxaanay u dhignaayeen Wareegtooyinkaasi Madaxweynuhu Sidan:- Wareegto Madaxweyne Ku: Yaasiin Maxamed Shide Ibraahim; Guddoomiyihii hore ee Gobolka Hawd… [ 164 more words ] Related posts:Gudoomiye Baashe Oo Ka Waramay Dhibtii Ay Ku Keentay Isxanbaarkii Uu Kusoo Baxay Iyo fariinta Uu Udi... Daawo:Xildhibaanada Golaha Deegaanka Degmada Sheekh Oo Ka Dareeray Xisbiga Kulmiye Kuna Biiray Xisbi... Xildhibaan Qabile Oo Xukuumada Siilaanyo Ugu Baaqay In Ay Qaladaad Keeda Ay Saxdo Inta Lagu Guda Jir... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|