|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxwaynaha Somaliland Oo isku Shaandhayn Ku Sameeyay Gudoomiyayaasha Gobolada Dalka
June 29, 2020 - Written by Wariye:Haragaysa(Wjn):-Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Bxiixi Cabdi ayaa isku shaandhayn ku sameeyay Gudoomiyayaasha gobolada dalka somaliland waxan wareegtadii madaxweynuhu u dhignayd sidan:-SomWAREEGTO MADAXWEYNE: 29 /06/2020 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegtooyin madaxweyne oo summadoodu kala tahay JSL/XM/XKQ/222/1-530/062020 iyo JSL/XM/WM/222-531/062020, uu xilalkii kaga qaaday kuwa kalena ugu magacaabay gudoomiyeyaasha Gobolada Dalka qaar ka mida, sidoo kalena uu ku sameeyey bedel. Waxaanay u dhignaayeen Wareegtooyinkaasi Madaxweynuhu Sidan:- Wareegto Madaxweyne Ku: Yaasiin Maxamed Shide Ibraahim; Guddoomiyihii hore ee Gobolka Hawd… [ 164 more words ] Related posts:Daawo:Gudoomiye Baashe Maxamed Faarax Oo Faahfaahin Ka Bixiyay Kulan Uu La Qaatay Madaxda Khaatumo Xukuumada Somaliland Oo Ka Hadashay Markab Dekeda Berbera Xoolo Ka Qaaday Oo Lagu Xanibay Dalka Sucu... Warbixin Iftiimisay kaalinta Ay Hay’ada Adams Smith International ku Lahayd Shirkii Wasiirada Ee Ka... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|