Maayarka Caasimada Hargaysa Oo Amaro Culus Dul Dhigay Gaadiidka Yar Yar Ee Gudaha Magaalada Ka Shaqeeya! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maayarka Caasimada Hargaysa Oo Amaro Culus Dul Dhigay Gaadiidka Yar Yar Ee Gudaha Magaalada Ka Shaqeeya!
June 30, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Maayarka caasimada hargaysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid(Soltelco)  ayaa soo saaray wareegto ku socota gaadiid yar yar ee caasimada ka dhex shaqeeyay.

Sidoo kale amarada uu soo saaray maayarka caasimada hargaysa ayaa gaadiidka yar yar ku wargaliyay in cidii lagu arko gaadhigiisa bersonka daaqadaha gaadhi in la saari doono ganaax culus

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS