|
|||||
WAJAALE NEWS
“Labada Xisbi Mucaarid Waxay Noqdeen Shirkado,Lamid Ah Uun Shirkadaha Telesom,Dahabshiil Iyo Oomaar”Maayar Muraad.
June 2, 2020 - Written by Editor:“Horta faysalow Ma Qarannimada Somaliland Ayaa Mucaaridku Tahay Mise Xisbiga Kulmiye”Maayarka Burco.BURCO(W,N)- Maayarka magaalada burco Muraad ayaa eedo culus ujeediyay gudoomiyayaasha xisbiga mucaaridka Somaliland ee Ucid Iyo Wadani oo ku tilmaamay in ay yihiin shirkado gaar ah oo lamid ah shirkadaha ganacsi ee gaarka loo leeyahay sida dahabshiil.Telesom,Oomaar. Sidoo kale Maayarka Muraad ayaa gudoomiye faysal cali waraabe ku eedeeyay in uu mucaarid ku yahay qaranimada Somaliland. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:DAAWO; Abwaan Xasan Daahir Weedhsame Oo Qasiido Cusub Ugu Dabaal degay Xuska Maalinta Dhalashada R... Xisbiga Kulmiye oo Diiday ka qayb galka Xafladdii 26-Juun ee Madaxtooyadda, iyo Hogaanka Mucaaradka ... WAR DEGDEGA Badhasab Kuxigeenkii Hore Ee Gobolka Togdheer Oo Lagu Xidhay Kantaroolka Magaalada Harg... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|