|
|||||
WAJAALE NEWS
Laba wasiir Oo Katirsan Xukuumada Somaliland Oo La Xaqiijiyay In Laga Helay Coronavirus.
June 2, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Laba wasiir oo kamid golaha wasiirada xukuumada madaxwayne biixi ayaa laga helay xanuunka coronavirus Wasiirada oo kala wasiirka isgaadhsiinta iyo technolajiyada Dr Cabdiwali Suufi Jibriil Iyo Wasiirka Maalgashiga Somaliland Wasiir Cawad. Xaalada labadan wasiir ayaa ah mid caadi isagoo si gaar isku kaaraantinimiyeeyay Wasiirka wasaarada isgaadhsiinta ayaa isagu ka hadlay fereska coronavirus ee laga helay HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSA;
Related posts:Diyaarada African Airweys Oo Duulimaadkeedii Saaka U Hakisay Cilad Aan Badnayn Iyo Ceebaha Dul Hogan... DAAWO; XAALAD ARGAGAX LEH OO SOO WAAJAHDAY XOOLO DHAQATADA WAQOOYIGA HARGEISA. IY DURUUFAHA KU XEER... “Qofka Reer Burco Marka Uu Hargaysa Tago, Waxay Ku Odhan Jireen Reer Hargaysa, Xagan Ka Jeedso Oo Gi... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|